Galatiya 4:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Laakiin hadda Illaahey waad garaneysaan Illaaheyna wuu idin garanayaa, maxaad u laaban rabtaan oo aad adoon ugu noqoneysaan kuwaas daciifnimo iyo awoodaha darxumada? Miyaad jeceshihiin iney mar kale idin adoonsadaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin haatan idinkoo Ilaah gartay ama Ilaah idin gartay, sidee baad mar kale ugu noqotaan waxyaalaha aasaaska oo miskiinnimada ah, tabartana daran, kuwa aad jeceshihiin inaad mar kale addoommo u noqotaan? See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin haatan idinkoo Ilaah gartay ama Ilaah idin gartay, sidee baad mar kale ugu noqotaan waxyaalaha aasaaska oo miskiinnimada ah, tabartana daran, kuwa aad jeceshihiin inaad mar kale addoommo u noqotaan? See the chapter |