Galatiya 2:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Laakiin waxey arkeen in Illaahey igu aaminay waajibaadka injiilka loogu wacdiyo dadka aan Yuhuudda ahayn. Sidii uu Butros uu u siiyay masuuliyad uu uga wacdiyo Yuhuudda. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Laakiinse kolkay arkeen in laygu ammaaneeyey injiilka kuwa buuryoqabka ah, xataa sidii Butros loogu ammaaneeyey injiilka kuwa gudan, See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Laakiinse kolkay arkeen in laygu ammaaneeyey injiilka kuwa buuryoqabka ah, xataa sidii Butros loogu ammaaneeyey injiilka kuwa gudan, See the chapter |