Online Bible

- Advertisements -

Filemon 1:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Warqaddan waxey ka socotaa Bawlos oo maxbuus u ah wacdinta injiilka Ciise Masiix dartiis. Iyo walaalkeen Timoteyos oo ila jooga. Waxaan warqaddan ku salaameynaa Filemon oo ah saaxiibkeen qaaliga ah oo aan isla shaqeyno.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Anigoo Bawlos ah oo Ciise Masiix maxbuus u ah, iyo walaalkeen Timoteyos, waxaannu warqaddan u qoraynaa Filemon oo ah gacaliyahayaga nala shaqeeya,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

1 Anigoo Bawlos ah oo Ciise Masiix maxbuus u ah, iyo walaalkeen Timoteyos, waxaannu warqaddan u qoraynaa Filemon oo ah gacaliyahayaga nala shaqeeya,

See the chapter Copy

Filemon 1:1

Follow us:

Advertisements

Advertisements