Online Bible

- Advertisements -




Falimaha 7:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 “Haddaba markey wiilashii Yacquub ka maseyreen walaalkood Yuusuf ayey adoon ahaan uga iibiyeen waddanka Masar. Laakiin Illaahey ayaa Yuusuf la jiray,

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Kuwii aan ka soo farcannayna intay Yuusuf ka masayreen ayay waxay ka iibiyeen Masar;

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

9 Kuwii aan ka soo farcannayna intay Yuusuf ka masayreen ayay waxay ka iibiyeen Masar;

See the chapter Copy




Falimaha 7:9

Follow us:

Advertisements


Advertisements