Online Bible

- Advertisements -




Falimaha 7:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Markaas ayuu Istefanos ku jawaabay, “Walaalayaalow, i dhagaysta! Illaaheena ammaanta leh wuxuu isku muujiyay awoowaheen Ibraahim isaga oo weli jooga Mesobotamiya, inta uusan Haaraan dagin.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Markaasuu ku yidhi, Walaalo iyo aabbayaalow, dhegaysta, Ilaaha Ammaantu wuxuu u muuqday awoweheen Ibraahim markuu Mesobotamiya joogay intuusan Haaraan degin,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

2 Markaasuu ku yidhi, Walaalo iyo aabbayaalow, dhegaysta, Ilaaha Ammaantu wuxuu u muuqday awoweheen Ibraahim markuu Mesobotamiya joogay intuusan Haaraan degin,

See the chapter Copy




Falimaha 7:2

Follow us:

Advertisements


Advertisements