Falimaha 5:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Laakiin Butros ayaa ku yiri, “Sidee ayaad ugu heshiiseen inaad Ruuxa Rabbiga jarribtaan? I dhagayso! Kuwii ninkaaga soo aasay albaabka ayey taagan yihiin, adigana wey ku soo aasi doonaan.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin Butros baa ku yidhi, Sidee baad ugu heshiiseen inaad Ruuxa Rabbiga jirrabtaan? Bal eeg, kuwii ninkaaga soo aasay cagahoodii albaabka agtiisay ka soo sanqadhayaane. Adigana way ku qaadi doonaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin Butros baa ku yidhi, Sidee baad ugu heshiiseen inaad Ruuxa Rabbiga jirrabtaan? Bal eeg, kuwii ninkaaga soo aasay cagahoodii albaabka agtiisay ka soo sanqadhayaane. Adigana way ku qaadi doonaan. See the chapter |