Falimaha 5:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Adiga soo ma aadan lahayn inta aadan gadin ka hor? Oo markaad gaday kadibna adigu uma aadan talin? Maxaa kugu kalifay inaad waxan oo kale sameyso? Dadka oo kaliya ma aadan khiyaanin ee waxaad khiyaantay Illaahey.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Markaad haysatay, miyaanay waxaagii ahayn? Oo markii la iibshay dabadeedna, miyaanad adigu u talin? Maxaad waxan qalbigaaga u gelisay? Dad been uma aad sheegin, waxaadse u sheegtay Ilaah. See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Markaad haysatay, miyaanay waxaagii ahayn? Oo markii la iibshay dabadeedna, miyaanad adigu u talin? Maxaad waxan qalbigaaga u gelisay? Dad been uma aad sheegin, waxaadse u sheegtay Ilaah. See the chapter |