Falimaha 4:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Maalintii ku xigtay waxaa Yeruusaalem ku kulmay hogaamiyayaashii, odayaashii iyo macalimiintii sharciga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasaa waxaa dhacday in maalintii dambe taliyayaashoodii iyo waayeelladoodii iyo culimadoodii ay Yeruusaalem isugu soo wada urureen; See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Markaasaa waxaa dhacday in maalintii dambe taliyayaashoodii iyo waayeelladoodii iyo culimmadoodii ay Yeruusaalem isugu soo wada urureen; See the chapter |