Falimaha 4:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Aad ayey u xanaaqsanaayeen sababtoo ah rasuulladu waxey dadka barayeen in Ciise dhimashada ka sarakacay eyna cadayneyso dadka dhintay iney sarakici doonaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 iyagoo ka xumaaday, maxaa yeelay, waxay dadkii bareen oo Ciise ku ogeysiiyeen sarakicidda kuwii dhintay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 iyagoo ka xumaaday, maxaa yeelay, waxay dadkii bareen oo Ciise ku ogeysiiyeen sarakicidda kuwii dhintay. See the chapter |