Online Bible

- Advertisements -

Falimaha 24:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Markaas ayaa Bawlos la wacay, oo Tertullos dacwadiisi u bilaabay isaga oo leh, “Waqti fiican oo nabad ah ayaan ku helnay dowladaada, fiiro dheeridaada darteed qarankeena isbadal weyn ayaa ka dhacay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Oo markii loo yeedhay ayaa Tertullos wuxuu bilaabay inuu isagii dacweeyo, oo wuxuu yidhi, Adiga daraaddaa waxaannu ku raaxaysannaa nabad badan, oo dhaqaalahaaga aawadiisna xumaatooyinka waa laga hagaajiyaa quruuntan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 24:2

Follow us:

Advertisements

Advertisements