Online Bible

- Advertisements -




Falimaha 2:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

46 Maalin walba waxey ku kulmayeen macbadka. Waxey guryahooda ku diyaarinayeen cashada Rabbiga weyna wada cunayeen iyagoo leh qalbiyo daacad ah oo faraxsan,

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

46 Oo maalin walba iyagoo isku wada qalbi ah ayay macbudka ku jiri jireen, oo kibistana guryahooday ku jejebin jireen, cuntadoodana farxad iyo qalbi daacad ah ayay ku cuni jireen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

46 Oo maalin walba iyagoo isku wada qalbi ah ayay macbudka ku jiri jireen, oo kibistana guryahooday ku jejebin jireen, cuntadoodana farxad iyo qalbi daacad ah ayay ku cuni jireen.

See the chapter Copy




Falimaha 2:46

Follow us:

Advertisements


Advertisements