Falimaha 2:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Maalintaas waxaa hadalkii Butros aqbalay ku dhawaad saddex kun oo qof waana la baabtiisay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH41 Markaasaa kuwii hadalkiisii aqbalay la baabtiisay, oo waxaa maalintaas lagu daray iyaga abbaaraha saddex kun oo qof. See the chapterKitaabka Quduuska Ah41 Markaasaa kuwii hadalkiisii aqbalay la baabtiisay, oo waxaa maalintaas lagu daray iyaga abbaaraha saddex kun oo qof. See the chapter |