Falimaha 2:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Kuligoodna waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah waxeyna bilaabeen iney afaf kale ku hadlaan sidii uu Ruuxa Quduuska ah ku hogaamiyay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Kolkaasaa waxaa kulligood ka wada buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo waxay bilaabeen inay afaf kale ku hadlaan sidii Ruuxu iyaga u siiyey hadalka. See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Kolkaasaa waxaa kulligood ka wada buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo waxay bilaabeen inay afaf kale ku hadlaan sidii Ruuxu iyaga u siiyey hadalka. See the chapter |