Online Bible

- Advertisements -




Falimaha 2:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Butros ayaa ugu jawaabay, “Toobadkeena oo qof walboo idin ka mid ah halagu baabtiiso magaca Ciise Masiix si la idin kugu dembi dhaafo. Kadib ayaana la idin siin doonaa hadiyada Ruuxa Quduuska ah.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Markaasaa Butros iyagii ku yidhi, Toobad keena, oo midkiin kasta ha lagu baabtiiso magaca Ciise Masiix dembidhaafkiinna aawadiis, oo waxaad heli doontaan hadiyadda ah Ruuxa Quduuska ah.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

38 Markaasaa Butros iyagii ku yidhi, Toobadkeena, oo midkiin kasta ha lagu baabtiiso magaca Ciise Masiix dembidhaafkiinna aawadiis, oo waxaad heli doontaan hadiyadda ah Ruuxa Quduuska ah.

See the chapter Copy




Falimaha 2:38

Follow us:

Advertisements


Advertisements