Online Bible

- Advertisements -




Falimaha 2:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Qorsho uu Illaahey horay u gaaray ayaa la idin ku gacan galiyay. Idinkuna waxaad ku disheen iskutallaabta idinka oo kaashanaya dad aan xaq ahayn.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 markii isaga lagu gacangeliyey taladii Ilaah goostay oo uu hore u ogaa, gacanta sharcilaawayaasha ayaad ku qabateen, waadna ku qodobteen iskutallaabta oo disheen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

23 markii isaga lagu gacangeliyey taladii Ilaah goostay oo uu hore u ogaa, gacanta sharcilaawayaasha ayaad ku qabateen, waadna ku qodobteen iskutallaabta oo disheen.

See the chapter Copy




Falimaha 2:23

Follow us:

Advertisements


Advertisements