Online Bible

- Advertisements -

Falimaha 2:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 “Walaalaheyga reer binu Israa’iilow, warkan maqla Ciisihii reer Naasared wuxuu ahaa nin Illaahey idiin soo diray in la idinku tuso mucjisooyin, yaabab iyo calaamado, taas oo uu Illaahey isaga ku dhex sameeyay, sida aad idinkuba ogtihiin.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Rag yahow reer binu Israa'iil, hadalladan maqla; Ciisihii reer Naasared oo ahaa nin Ilaah idiinku caddeeyey shuqullo xoog leh iyo yaabab iyo calaamooyin oo Ilaah ku sameeyey isaga gacantiisa idinka dhexdiinna, sidaad idinka qudhiinnuba u og tihiin,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 2:22

Follow us:

Advertisements

Advertisements