Falimaha 2:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Farugiya, Bamfuliya, Masar iyo qeybo ka mid ah Liibiya oo u dhow Sayriin, iyo kuwo ka yimid Rooma. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 iyo Farugiya iyo Bamfuliya, iyo Masar iyo meelaha Liibiya oo Kuranaya ku wareegsan, iyo ajanabiyo Rooma ka yimid oo ah Yuhuud iyo kuwa raacsan labadaba, See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 iyo Farugiya iyo Bamfuliya, iyo Masar iyo meelaha Liibiya oo Kuranaya ku wareegsan, iyo ajanabiyo Rooma ka yimid oo ah Yuhuud iyo kuwa raacsan labadaba, See the chapter |