Online Bible

- Advertisements -




Falimaha 19:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Markaas ayuu iyagii ku yiri, “Miyaadan Ruuxa Quduuska ah helin markaad aaminteen?” Markaas ayey ku jawaabeen, “Maya, xitaa maanan maqlin wax ku saabsan Ruuxa Quduuska ah.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Markaasuu ku yidhi iyagii, Ruuxa Quduuska ah ma hesheen markaad rumaysateen? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Maya, maba aannu maqlin in Ruuxa Quduuska ahi jiro iyo in kale.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

2 Markaasuu ku yidhi iyagii, Ruuxa Quduuska ah ma hesheen markaad rumaysateen? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Maya, maba aannu maqlin in Ruuxa Quduuska ahi jiro iyo in kale.

See the chapter Copy




Falimaha 19:2

Follow us:

Advertisements


Advertisements