Falimaha 18:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Halkaas ayuu kula kulmay Yuhuudi lagu magacaabo Akula, oo kasoo jeeday Bontos. Akula iyo xaaskiisa Bariskilla waxey ka yimaadeen Talyaaniga, maxaa yeelay Kalawdiyos ayaa ku amray Yuhuudda oo dhan iney ka tagaan Rooma. Bawlosna wuxuu u yimaaday inuu iyaga arko, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Meeshaasna wuxuu ka helay Yuhuudi Akula la odhan jiray, oo reer Bontos ah, oo mar dhow haweenaydiisa Bariskilla kala yimid Itaaliya, maxaa yeelay, Kalawdiyos baa ku amray Yuhuudda oo dhan inay Rooma ka tagaan; wuuna u yimid iyagii. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Meeshaasna wuxuu ka helay Yuhuudi Akula la odhan jiray, oo reer Bontos ah, oo mar dhow haweenaydiisa Bariskilla kala yimid Itaaliya, maxaa yeelay, Kalawdiyos baa ku amray Yuhuudda oo dhan inay Rooma ka tagaan; wuuna u yimid iyagii. See the chapter |