Online Bible

- Advertisements -




Falimaha 13:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Maalin iyagoo Illaahey baryaya soomayana ayaa Ruuxa Quduuska ah ku yiri, “Gooni iigu sooca Barnabas iyo Sawlos si ey u qabtaan shaqadii aan u doortay.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Oo markay Rabbiga caabudayeen oo soomanaayeen ayaa Ruuxa Quduuska ahu wuxuu ku yidhi, Barnabas iyo Sawlos iigu sooca shuqulkii aan ugu yeedhay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

2 Oo markay Rabbiga caabudayeen oo soomanaayeen ayaa Ruuxa Quduuska ahu wuxuu ku yidhi, Barnabas iyo Sawlos iigu sooca shuqulkii aan ugu yeedhay.

See the chapter Copy




Falimaha 13:2

Follow us:

Advertisements


Advertisements