Efesos 6:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Adoomadow sayidyadiina aduunkan ku adeeca oo ka cabsada, oo qalbiga daacad uga ahaada sida aad Masiixa u adeeci lahayd oo kale. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Addoommadow, kuwa xagga jidhka sayidyadiinna ah ku addeeca cabsi iyo gariir iyo qalbi daacad ah sidaad Masiixa uga cabsataan oo kale. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Addoommadow, kuwa xagga jidhka sayidyadiinna ah ku addeeca cabsi iyo gariir iyo qalbi daacad ah sidaad Masiixa uga cabsataan oo kale. See the chapter |