Online Bible

- Advertisements -

Efesos 6:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Aniga iigu duceeya in mar walboo aan hadlo uu Illaahey i siiyo fariin, si aan dhiiranaan ugu hadlo una soo bandhigo sirta injiilka.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Oo anigana iigu soo duceeya in lay siiyo hadal aan afka ku furo inaan cabsila'aan u muujiyo qarsoodiga injiilka,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

19 Oo anigana iigu soo duceeya in lay siiyo hadal aan afka ku furo inaan cabsila'aan u muujiyo qarsoodiga injiilka,

See the chapter Copy

Efesos 6:19

Follow us:

Advertisements

Advertisements