Online Bible

- Advertisements -




Efesos 5:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Tan hubiya, ma jiro qof sineysta ama qof wasakh ah ama qof hunguri weyn (qofkaas camal waa qof sanam caabuda) oo wax dhaxal ah ku heli doono boqortooyada Masiixa iyo tan Illaahaba.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Waayo, taas waad taqaaniin in dhillay, ama qof wasakh ah, ama nin damac xun oo sanam caabudaa, uusan innaba dhaxal ku lahayn boqortooyada Masiix iyo Ilaah.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

5 Waayo, taas waad taqaaniin in dhillay, ama qof wasakh ah, ama nin damac xun oo sanam caabudaa, uusan innaba dhaxal ku lahayn boqortooyada Masiix iyo Ilaah.

See the chapter Copy




Efesos 5:5

Follow us:

Advertisements


Advertisements