Efesos 5:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Ha isticmaalina ereyo xun xun ama micno daro ah laakiin mar walba Illaahey u mahadceliya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 iyo ceeb, iyo hadal nacasnimo ah, iyo kaftan bilaash ah, oo aan idinku habboonayn, laakiinse waxaa idinku wacan mahadnaqid. See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 iyo ceeb, iyo hadal nacasnimo ah, iyo kaftan bilaash ah, oo aan idinku habboonayn, laakiinse waxaa idinku wacan mahadnaqid. See the chapter |