Efesos 5:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Sida uu qorniinku leeyahay, “ninku wuxuu ka tagi doonaa aabihiis iyo hooyadiis wuxuuna la midoobi doonaa xaaskiisa, labadooduna waxey noqon doonaan hal jir.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH31 Oo sababtaas aawadeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis, wuxuuna la joogayaa naagtiisa, oo labaduba waxay noqonayaan isku jidh. See the chapterKitaabka Quduuska Ah31 Oo sababtaas aawadeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis, wuxuuna la joogayaa naagtiisa, oo labaduba waxay noqonayaan isku jidh. See the chapter |