Online Bible

- Advertisements -




Efesos 5:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Qof jirkiisa neceb naguma jiro, laakiin waxaan u quudinaa una daryeelnaa siduu Masiixu kaniisadda u quudiyo una daryeelo oo kale.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 maxaa yeelay, ninna weligiis ma nebcaan jidhkiisa, laakiinse wuu quudiyaa, wuuna xannaaneeyaa, sida Masiixuba u xannaaneeyo kiniisadda;

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

29 maxaa yeelay, ninna weligiis ma nebcaan jidhkiisa, laakiinse wuu quudiyaa, wuuna xannaaneeyaa, sida Masiixuba u xannaaneeyo kiniisadda;

See the chapter Copy




Efesos 5:29

Follow us:

Advertisements


Advertisements