Efesos 5:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Nimankow xaasaskiina u jeclaada siduu Masiixu kaniisadda u jeclaaday naftiisana ugu bixiyay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH25 Nimankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed, See the chapterKitaabka Quduuska Ah25 Nimankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed, See the chapter |