Efesos 4:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Iska saara dhamaan waxa xaasidnimada iyo xanaaq ah. Ha isku qeylinina, ha is inkaarina, ha is caaynina si xunna ha iskula hadlina. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH31 Haddaba qadhaadh iyo dhirif iyo cadho iyo qaylo iyo cay oo dhammi ha idinka fogaadeen iyo xumaan kastaaba; See the chapterKitaabka Quduuska Ah31 Haddaba qadhaadh iyo dhirif iyo cadho iyo qaylo iyo cay oo dhammi ha idinka fogaadeen iyo xumaan kastaaba; See the chapter |