Efesos 4:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Sidaa darteed mid walboo naga mida waa inuu beenta joojiyaa runtana walaalaha kale u sheegaa, waayo kuligeen waxaan xubno ka nahay hal jir. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH25 Sidaas daraaddeed beenta iska fogeeya, oo midkiin waluba deriskiisa run ha kula hadlo, waayo, innaga midkeenba midka kale wuxuu u yahay xubnihiisa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah25 Sidaas daraaddeed beenta iska fogeeya, oo midkiin waluba deriskiisa run ha kula hadlo, waayo, innaga midkeenba midka kale wuxuu u yahay xubnihiisa. See the chapter |