Efesos 4:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 oo uuna idin ka dhigo abuur cusub. Waxaa la idiin abuuray inaad u ekaataan Illaahey, haddaba waa inaad isaga raali galisaan oo quduusiin dhab ah noqotaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH24 oo aad huwataan dabiicadda cusub oo loo abuuray inay Ilaah ugu ekaato xaqnimada iyo quduusnimada runta. See the chapterKitaabka Quduuska Ah24 oo aad huwataan dabiicadda cusub oo loo abuuray inay Ilaah ugu ekaato xaqnimada iyo quduusnimada runta. See the chapter |