Online Bible

- Advertisements -




Efesos 4:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Waxaa la idiin sheegay in damacyadiina xumi idin baabi’in doonaan oo eyna waajib tahay inaad ka tagtaan noloshiini hore iyo dhaqamadeedi xumaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Waa inaad iska xoortaan dabiicaddii hore, oo ku saabsanayd socodkiinnii aad ku socon jirteen, taas oo kharribanta xagga damacyada khiyaanada;

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

22 Waa inaad iska xoortaan dabiicaddii hore, oo ku saabsanayd socodkiinnii aad ku socon jirteen, taas oo kharribanta xagga damacyada khiyaanada;

See the chapter Copy




Efesos 4:22

Follow us:

Advertisements


Advertisements