Efesos 4:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Caqligoodu mugdi ayuu ku jiraa, wey dhib badan yihiin weyna aqoon yaryihiin waxeyna waayeen nolosha xagga Illaahey ka timaada. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH18 Waxgarashadoodii way madoobaatay, oo jaahilnimada iyaga ku jirta aawadeed iyo qalbi engegnaantooda aawadeed ayay ajanabi uga noqdeen nolosha Ilaah. See the chapterKitaabka Quduuska Ah18 Waxgarashadoodii way madoobaatay, oo jaahilnimada iyaga ku jirta aawadeed iyo qalbi engegnaantooda aawadeed ayay ajanabi uga noqdeen nolosha Ilaah. See the chapter |