Online Bible

- Advertisements -




Efesos 4:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Waa inaan joojinaa u dhaqanka sidii ciyaalkii. Waa in aanan u ogolaan dadka khiyaanoolashaasha ah iney nagu khiyaanaan waxbaridooda beenta ah, taas oo ah sidii dabeyl marba dhinac noo kaxeyneysa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Waa inaynaan mar dambe ahaan carruur rogrogmanaysa oo lagu kaxaysto dabayl kasta oo cilmi ah xagga dulanka dadka iyo khiyaanada iyo sirta qaladka.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

14 Waa inaynaan mar dambe ahaan carruur rogrogmanaysa oo lagu kaxaysto dabayl kasta oo cilmi ah xagga dulanka dadka iyo khiyaanada iyo sirta qaladka.

See the chapter Copy




Efesos 4:14

Follow us:

Advertisements


Advertisements