Online Bible

- Advertisements -




Efesos 4:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Kii markii hore dhulka hoostiisa galay ayaa haddana kor u aaday meel ka sareysa samooyinka oo dhan, si uu aduunka oo dhan u buuxiyo.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Waa isla kii hoos u degtay kan haddana kor u baxay oo samooyinka oo dhan ka sara maray si uu isaga buuxiyo wax kastaba.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

10 Waa isla kii hoos u degtay kan haddana kor u baxay oo samooyinka oo dhan ka sara maray si uu isaga buuxiyo wax kastaba.

See the chapter Copy




Efesos 4:10

Follow us:

Advertisements


Advertisements