Efesos 3:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Nimcada Illaahey iyo awooddiisa weyn ayaan ku helay fursada aan ugu adeego aniga oo faafinaya warkan wanaagsan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 kaas oo aniga layga dhigay midiidin sida ay tahay hadiyadda nimcada Ilaah oo lay siiyey sida ay tahay shaqaynta xooggiisu. See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 kaas oo aniga layga dhigay midiidin sida ay tahay hadiyadda nimcada Ilaah oo lay siiyey sida ay tahay shaqaynta xooggiisu. See the chapter |