Online Bible

- Advertisements -




Efesos 3:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Sirtaanna waa in injiilka rumeysadkiisa darteed ey dadka aan Yuhuudda ahayn iyo Yuhuuduba dhaxalka wada wadaagi doonaan, iney noqon doonaan xubno hal jir wada ah iyo iney wada wadaagi doonaan barakadii uu Illaahey ballan qaaday waayo labadooduba Ciise Masiix ayey ka tirsanyihiin.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Taas waxaa weeyaan in haatan dadka aan Yuhuudda ahayn ay yihiin kuwo wax inala dhaxla, oo aan isku jidh nahay, oo ay inagula qayb qaataan ballankii Ciise Masiix xagga injiilka,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

6 Taas waxaa weeyaan in haatan dadka aan Yuhuudda ahayn ay yihiin kuwo wax inala dhaxla, oo aan isku jidh nahay, oo ay inagula qayb qaataan ballankii Ciise Masiix xagga injiilka,

See the chapter Copy




Efesos 3:6

Follow us:

Advertisements


Advertisements