Online Bible

- Advertisements -

Efesos 3:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Waxaan Illaahey weydiisanayaa inaad dareentaan jaceylka Masiixa, inkastoo ey aad u adagtahay in si dhameystiran loo fahmo. Kadib waxaa la idin ku dhameystiri doonaa nolosha dhameystiran iyo awoodda ka timaada xagga Illaahey.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 iyo inaad ogaataan jacaylka Masiixa oo aqoonta dhaafa, si ay idiinka buuxsanto Ilaah buuxnaantiisa oo dhammu.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

19 iyo inaad ogaataan jacaylka Masiixa oo aqoonta dhaafa, si ay idiinka buuxsanto Ilaah buuxnaantiisa oo dhammu.

See the chapter Copy

Efesos 3:19

Follow us:

Advertisements

Advertisements