Online Bible

- Advertisements -

Efesos 2:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Anaga oo dhan sidaas ayaan soo wada ahayn, anaga oo raaceyna damaca jirkeena iyo fikradeena. Waxaan ka careysiinay Illaahey waxaanna sida dadka kale mudnayn ciqaab.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Iyaga dhexdooda mar baynu dhammaanteen ku dhaqmi jirnay damacyada jidhkeenna, innagoo samaynayna waxyaalaha jidhka iyo maanku ay doonayaan, oo innaguna xagga dabiicadda waxaynu ka ahayn carruurtii cadhada sida dadka kale.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Efesos 2:3

Follow us:

Advertisements

Advertisements