Efesos 2:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Haddaba hadda ma tihiin shisheeye, laakiin waxaad dadka Illaahey la tihiin wadani waxaadna xubin ka tihiin reerka Illaahey. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 Sidaas daraaddeed idinku mar dambe ma ihidin ajanabiyo iyo shisheeyayaal, laakiinse quduusiintaad isku waddan tihiin, oo waxaad ka mid tihiin reerka Ilaah, See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 Sidaas daraaddeed idinku mar dambe ma ihidin ajanabiyo iyo shisheeyayaal, laakiinse quduusiintaad isku waddan tihiin, oo waxaad ka mid tihiin reerka Ilaah, See the chapter |