Efesos 2:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Sidaa darteed dadkiinan aan Yuhuudda ahaynow ha illoobina iney Yuhuuddu idin kugu yeeri jireen “kuwii aan gudneyn” iyaga oona iskugu yeera “kuwa gudan” inkastoo ey jirkooda oo kaliya ku sameeyaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH11 Haddaba sidaas daraaddeed idinku xusuusta inaad waa hore xagga jidhka ka ahaan jirteen dad aan Yuhuud ahayn, oo kuwa gudan la yidhaahdo oo xagga jidhka gacmo lagu guday ay idiinku yeedhi jireen buuryoqab. See the chapterKitaabka Quduuska Ah11 Haddaba sidaas daraaddeed idinku xusuusta inaad waa hore xagga jidhka ka ahaan jirteen dad aan Yuhuud ahayn, oo kuwa gudan la yidhaahdo oo xagga jidhka gacmo lagu guday ay idiinku yeedhi jireen buuryoqab. See the chapter |