Efesos 2:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Waayo waxaan nahay abuurkii Illaahey, la midowgeena Ciise Masiix ayuuna abuur cusub nooga dhigay si aan u sameyno camallo wanaagsan taas oo uu horey noogu diyaariyay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Waayo, innagu waxaynu nahay wixii uu sameeyey, oo waxaa laynoogu uumay Ciise Masiix shuqullada wanaagsan aawadood oo Ilaah hore ugu diyaariyey inaynu ku soconno. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Waayo, innagu waxaynu nahay wixii uu sameeyey, oo waxaa laynoogu uumay Ciise Masiix shuqullada wanaagsan aawadood oo Ilaah hore ugu diyaariyey inaynu ku soconno. See the chapter |