Efesos 1:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waxaan sidoo kale Illaahey ka baryayaa inaad garataan awooddiisa weyn ee kuwa aaminay ee naga dhex shaqeyneysa. Waana isla awooddii weyneyd, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 iyo waxa ay tahay weynaanta xooggiisa aan la koobi karin oo uu u hayo kuweenna rumaysan, sida uu u shaqeeyo xoogga itaalkiisa See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 iyo waxa ay tahay weynaanta xooggiisa aan la koobi karin oo uu u hayo kuweenna rumaysan, sida uu u shaqeeyo xoogga itaalkiisa See the chapter |