Markos 9:38 - Kitaabka Quduuska Ah38 Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya. Nama uu soo raaco. Waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH38 Yooxanaa baa u jawaabay oo ku yidhi, Macallimow, waxaannu aragnay qof magacaaga jinniyo ku saaraya. Nama uu soo raaco. Waannu u diidnay, waayo, isagu nama uu soo raaco. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)38 Yohana wa jawabey, waẖu kuyiri: Maa̱lin, waẖan aragney ninko kubiẖiya jiniya maga a̱ga namanarao̱, anaka wan udidney, sababti namarao̱: Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub38 Yooxanaa ayaa ku yiri Ciise, “Macalinow, waxaan aragnay qof ruuxyo wasakh leh magacaaga ku bixinaya markaas ayaan ku dhahnay jooji, waayo nagama mid ahayn.” Se kapitlet |