Online Bibel

- Annoncer -




Markos 9:35 - Kitaabka Quduuska Ah

35 Intuu fadhiistay laba-iyo-tobankii ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haddii qof doonayo inuu dadka u horreeyo, isagaa ugu wada dambayn doona, midiidin buuna u wada noqon doonaa.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Intuu fadhiistay laba-iyo-tobankii ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Haddii qof doonayo inuu dadka u horreeyo, isagaa ugu wada dambayn doona, midiidin buuna u wada noqon doonaa.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Wa ufaristey, waẖu uyerey laba iyo tobanki, waẖu kuyiri: Ki raba inu dalao̱ wa kadambeynaya kuli.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Ciise markii uu fariistay ayuu toban iyo labadii xertiisa ahayd iskugu yeeray oo ku yiri, “Qof walboo raba in la sharfo, waa inuu adoon iska dhigaa oo kuwa kale u adeegaa.”

Se kapitlet Kopi




Markos 9:35

Følg os:

Annoncer


Annoncer