Markos 9:14 - Kitaabka Quduuska Ah14 Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimmaduna wax bay weyddiinayeen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimaduna wax bay weyddiinayeen. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Gortu uimadey asaẖab tisa, waẖu arkey makhlugh badan okuwaregsaden, iyo kuwi fartayaghan way lamurmayen. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markey Ciise iyo saddexdii xertiisa ka mid ahayd kasoo degteen buurta waxey u yimaadeen xertii kale, oo waxey arkeen xertii oo dad badan kusoo ag urureen, macalimiinta sharcigana la doodayaan. Se kapitlet |