Markos 8:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Goortaasuu weyddiiyey, Immisa kibsood baad haysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH5 Goortaasuu weyddiiyey, Immisa kibsood baad haysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Wa warsadey: Megha kibsod bad haysan? Waẖay ḋehen: Todoba. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Markaas ayuu Ciise iyagii weydiiyay, “Meeqa kibis ayaad haysaan?” Waxey ku jawaabeen, “Toddobo.” Se kapitlet |