Markos 6:47 - Kitaabka Quduuska Ah47 Goortii makhribkii la gaadhay, doonnidii waxay joogtay badda dhexdeeda, isaguna keligiis ayuu dhulka joogay. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH47 Goortii makhribkii la gaadhay, doonnidii waxay joogtay badda dhexdeeda, isaguna keligiis ayuu dhulka joogay. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)47 Kolkey eheyd makhrib, donida waẖay jogtey bada kalabarkedha, asaga keligisa ba jogey ḋulka. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub47 Habeenkaas waqtiga dambe doontu waxey ku sugnayd warta bartankeeda, oo isaguna kaligiis ayuu joogay dhulka. Se kapitlet |