Online Bibel

- Annoncer -




Markos 4:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen, oo intay baxeen ayay koreen oo midho dhaleen. Mid wuxuu dhalay soddon, midna lixdan, midna boqol.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen, oo intay baxeen ayay koreen oo midho dhaleen. Mid wuxuu dhalay soddon, midna lixdan, midna boqol.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Gharna waẖay kuḋae̱n ḋoba wanagsan, waẖay ḋalen mira, way beẖen oykorden, way ḋalen, ghar Sodon gharna leẖdan gharna boghol.

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Kuwa kalana waxey ku dhaceen carro fiican, taas oo qaar soo saartay boqol jibaar qaarna lixdan jibaar qaarna soddon jibaar in ka badan wixii la abuuray.”

Se kapitlet Kopi




Markos 4:8

Følg os:

Annoncer


Annoncer