Online Bibel

- Annoncer -




Markos 4:38 - Kitaabka Quduuska Ah

38 Isaguna wuxuu joogay xaggii dambe ee doonnida isagoo barkin ku hurda. Markaasay toosiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, miyaanay waxba kula ahayn inaynu lunno?

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Isaguna wuxuu joogay xaggii dambe ee doonnida isagoo barkin ku hurda. Markaasay toosiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, miyaanay waxba kula ahayn inaynu lunno?

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

38 Asagana waẖu kujirey sadaẖa, okuhurdey barkima. Way kei̱yen, waẖay kuḋehen: Maa̱lin ma isugu kamidba, hadan ḋuno?

Se kapitlet Kopi

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Ciisana wuxuu joogay xagga dambe ee doonta wuuna jiifay barkin. Markaas ayaa xertiisi kiciyeen isaga oo ku yiraahdeen, “Macalinow, miyeysan waxba kula ahayn haddii ey biyuhu na qaadaan?”

Se kapitlet Kopi




Markos 4:38

Følg os:

Annoncer


Annoncer