Markos 4:29 - Kitaabka Quduuska Ah29 Laakiin goortii midhuhu soo bislaadaan, kolkiiba ayuu mindi la galaa, waayo, wakhtigii beergooyska ayaa yimid. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH29 Laakiin goortii midhuhu soo bislaadaan, kolkiiba ayuu mindi la galaa, waayo, wakhtigii beergooyska ayaa yimid. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Kolkey miraha bisladan, marko waẖu geya mindi, sababti bershafid bey gartey. Se kapitletEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 Kadib badarkii markii uu bislaado waxey ku gooyaan mindi waayo waqtiga beer gooyska wuu yimid.” Se kapitlet |